Halkan waxaad naga weydiin kartaa su'aalo ku saabsan korona ama tallaabooyinka

Ku soo gudbi su'aalaha afkaaga hooyo!

Haddii aad qabtid wax su'aalo ah oo ku saabsan fayraska koroona ama tallaabooyinka hadda jira, waxaad ku qori kartaa halkan hoose kuna qor emaylkaaga, ama waxaad noogu soo diri kartaa emayl ahaan halkan info@inncovid.no.
Waxaan kuugu soo jawaabi doonnaa sida ugu dhaqsaha badan ee aan awoodno, laakiin waxay qaadan kartaa dhawr maalmood. Fadlan ha noogu soo dirin macluumaad shaqsiyeedkaaga emaylkan.

MUHIIM: Haddii aad bukto caawimaad kuma siin karo. Hddiii aad xanuun dareemeyso la xidhiidh dhakhtarkaaga, gargaarka degdega ama AMK haddii xaalad degdeg ahi jirto, Marka meelahaas la hadleyso u sheeg haddii aad leedahey astaamaha neefsashada.
Sidoo kale haddii aad isku aragto astaamaha neefsashada ka diiwaangeli barta koronasjekk.no (af-noorwiijiga)