Halkan waxaad ka helaysaa macluumaad ku saabsan fayraska korona iyo tallaabooyinka laga hirgelinayo Norwey
Folkehelseinstituttet
- Buugyare iyo muuqaal ay ku jiraan macluumaad guud oo ku saabsan fayraska koroonaha kuwaas oo ku qoran dhowr luqadood (brosjyren er tilgjengelig på 40 språk, videoen på 16 språk, inkl. tegnspråk)
- Buugyare ku saabsan masaafada uu qofku u jirsanayo dadka kale si aanuu u qaadin, ama u qaadsiin dadka kale, kuna qoran luqado kala duwan (22 luqadood)
- Buugyare iyo muuqaal ay ku jiraan macluumaad ku saabsan karantiinada iyo isku takooridda guriga oo luqado kala duwan (brosjyren er tilgjengelig på 40 språk, videoen på 16 språk, inkl. tegnspråk)
- Isticmaalka af-daboolka
- Sida loo isticmaalo af-daboolka caafimaadka
- Sida loo isticmaalo af-daboolka marada ah
Oslo kommune
- Macluumaad ku saabsan fayraska koroonaha oo luqado badan ah: informasjonsark, plakater, lydfiler og videoer (flere språk, inkl. tegnskpråk)
Maqal radio (radio Inter FM 105)
- Dr. Ahmed Madar: Maqaalo cod ah oo ku saabsan covid-19
NorSomNews-Oslo kommune
NorSom Media
- Dr. Suban: Sida loo qaado fayraska koroona iyo sida looga hortegi karo faafida oo Soomaali ah: https://www.facebook.com/1105788069442691/videos/773882026352509/
- Dr. Ayam: Sida loo qaado fayraska koroona iyo sida looga hortegi karo faafida oo Soomaali ah: https://www.facebook.com/1105788069442691/videos/773882026352509/
- Dr. Ayaan: Jawaabaha shanta su'aalood ee badanaa la iska weydiiyo koroonaha https://www.facebook.com/1105788069442691/videos/604565743473399/
- Dr. Cabdi Gele: Muxuu koroona kaga duwan tahay cudurada kale ee aan hore u naqaaney? https://www.facebook.com/1105788069442691/videos/238992783822645/
- Dr. Suban: Maxey ku kala duwan yihiin takooridda iyo karantiinadu: https://www.facebook.com/1105788069442691/videos/2704811583175239/
- Hogaamiyaha Islamisk råd: Waa maxey sharciyada ku saabsan aasida qofka muslimka ah ee u dhinta fayraska iyo sida looga hortegayo in cudurkala qaado: https://www.facebook.com/1105788069442691/videos/2994864193890274/
- Dr. Abdirashid: Corona, og hvor fort den kan spre seg blant personer og hensikten bak sosial distansering, samt litt info om når vaksine mot Corona kan bli tilgjengelig. https://www.facebook.com/1105788069442691/videos/2551637238486310/
- Cod soomaali ah: isma dhiibi karro oo ka timi agaasinka caafimaadka: https://www.facebook.com/NorSomNews/videos/229269718184388/
- Macluumaad soomaali ah oo ku saabsan smitteappen: http://norsomnews.com/2020/04/heyaddacaafimaadka-oo-soo-saartay-app-lagula-socdo-dhaq-dhaqaaqa-dadka-qaba-coronavirus/
- https://www.facebook.com/watch/?v=1400519103463760
- Dr. Khalid Jama: Maxey muhiim u tahay in aan la booqan waalidiinta iyo dadka buka ee waqtigan koroonaha: https://www.youtube.com/watch?v=J1dlEOMsF5A&t=108s (privat video)
- Riwaayad soomaali ah ku saabsan waxa ay waalidiintu u baahan yihiin ka hor intaaney carruurtooda u dirin xannaanada:
Agaasinka caafimaadka
- Balakaatyo iyo muuqaalo luqado kala duwan ah, tusaale daabacaad sida looga hortago faafida iyo wacyigelin dhiirigelinaysa sida loo joojiyo faafida qaadista
Regjeringen
Utdanningsdirektoratet
NRK
- Ku cusub Norwey – war luqado badan ah (5 luqadood)
- Macluumaad – koroonaha ku saabsan oo luqado badan ah (8 luqadood, oo ay ku jiraan 3 luqada saamiga ah)
Nasjonalt senter for flerkulturell opplæring (NAFO)
- Qaadista koroonaha- macluumaad ku socda waalidiinta oo luqada badan ah (14 luqadood, iyo waxoogaa cod ah)
Redd Barna
Diabetesforbundet
Islamsk Råd Norge
Norsk friluftsliv
Dr Wasim Zahid
Government of Ontario
Elevkanalen
- Ku saabsan xaallada koroonaha oo soomaali ah https://www.elevkanalen.no/Artikkel/openartikkel/106025
Macluumaad telifoonka ah:
- Hooyooyinka xaaafad waxey leeyihiin telifoon 24 luqadood ah. Macluumaad ku saabsan lambarada kala duwan iyo waqtiyada la helo ka eeg Bydelsmødrenes nettside si aad u hesho macluumaad dheeraad ah.
- LIN (Likestilling Inkludering og Nettverk) waxey leeyihiin telifoon caawimo oo 9 luqadood ah. Maalin walba saacadaha 10-15 la hadal 21646463. Eeg barta netka si aad u hesho macluumaad dheeraad ah, qaraac/wac lambarrada kala duwan oo luqado kala duwan ah.