Ku soo dhowow Inncovid.no, barta internetka ee koronavirus ee loogu talagalay ajaanibta Norwey


MUHIIM: Haddii aad bukto caawimaad kuma siin karo. Hddiii aad xanuun dareemeyso la xidhiidh dhakhtarkaaga, gargaarka degdega ama AMK haddii xaalad degdeg ahi jirto, Marka meelahaas la hadleyso u sheeg haddii aad leedahey astaamaha neefsashada. Sidoo kale haddii aad isku aragto astaamaha neefsashada ka diiwaangeli barta koronasjekk.no (af-noorwiijiga)